Welcome
About
The Minister
The Permanent Secretary
Wararka/News
Awards
Contact Us
Webmail
A-Z Gov-Directory
Survey
Home
Internet Links
e-mail me

The Minister


 

 


XAFIISKA RA'IISAL MADAXWEYNAHA DOWLADDA SOOMAALIYA

OFFICE OF THE SOMALI PRESIDENT


WASAARADDA ARRIMAHA HORUMAKA, HAWEENKA IYO ARRIMAHA QOYSKA
SOMALI MINISTRY OF WOMEN, CHILDREN, HUMAN RIGHTS AND
SOCIAL DEVELOPMENT

Somali Ministry of Women, Human Rights & Social Development Sahra Ali Samatar has been approved by Somali Parliament on Monday February 9, 2015 in Mogadishu, Somalia.

Marwo Muumina Shiikh Cumar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha

H.E. Mumina Sheikh Omar is the Deputy Minister of Women, Human Rights and Social Development


Ex- Ministers


Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiirka Wasaaradda Dumarka,, Caruurta, Xuquuqda Islaamka Iyo Hormarinta
Khadijo Mohamed Dirie for Ministry of Women, Children, Human rights & Development.



Marwo: Maryan Qaasim, Wasiirka Wasaaradda Horumirinta Adeega Bulshada.
H.E. Dr. Maryan Qasim is Somali Minister of Development and Social Affaurs

Tariikh Nololeed

Marwo/Drs Maryan Qaasim- Wasiirka Horumarinta Adeega Bulshada.
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Dumarka & Daryeelka Qoyska.  Dhakhtarad ku takhasustay Cudurrada Carruurta iyo Taranka Haweenka.
Ka qalin-jebisay Jaamacaddii Umadda Soomaaliya, qaybta caafimaadka
Tacliinta caafimaadka ka kororsatay Waddanka Nederlaand
Shahaado Sare oo Caafimaadka Bulshada ah ka qaadatay Carriga Ingiriiska
Maamullo sare oo dhinaca caafimaadka ah ka soo qabatay dalalka Yemen, Wasaaradda Caafimaadka ee Nederlaand, iyo dalka Ingiriiska
Khibrad iyo aqoon ka badan soddon (30) sano u leh daryeelka iyo caafimaadka aadamiga
Si fiican ugu hadasha Afafka: Ingiriisiga, Dhajka, Carabiga, iyo Talyaaniga



http://www.mowfa.somaligov.net/The%20Minister.html


FORMER MINISTRIES


1. Marwo Maryan Aweys Juma Wasiiradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska, Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska
1. Her Excellency Maryan Awey Juma
is Somali Minister of Women & Family Affairs
2.
Marwo Luul Cabdi Aadan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Arimaha Qoyska.
2. Her Excellency Lul Abdi Adan is the Somali Deputy Minister of Women and Family Affairs


FORMER MINISTRIES

Her Excellency Asho Osman Aqil  is Somali Minister of Women & Family Affairs
Her Excellency Maryan Qasim Ahmed is Somali Minister of Women & Family Affairs
Marwo Maryan Qaasim Axmed Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
Marwo aduma Xasan Cali, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska





The Deputy Minister,

 

Marwo Faduma Xasan Cali, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
Her Excellency Faduma Hassan Ali is the Deputy Minister of Women and Family Affairs



Directory-general, vacant